40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza
Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta ah ku bartilmaameedsadeen, teendhooyin ay ku noolyihiin dadka ku baracakay dagaalka Gaza…
The Complex Relationship Between Russia and Iran: Missile Supplies and Regional Tensions
Russia has branded Iran as an "important partner" amid reports of missile supplies being sent to the Middle Eastern country. The relationship between Russia and Iran has been a complex one, with both countries often seen as allies in…
Kudhowaad 20 Soomaali ah oo xaalad adag ku wajahaya xabsi ku yaala dalka Togo
Sep 09 (Jowhar) 16 Muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu soo warramayaa in xaalad adag ay ku wajahayaan xabsi ku yaala dalka Togo ee Galbeedka qaarada Afrika.
Lafta-gareen oo dib ugu laabtay Baydhabo, kana hadlay xiisadda Itoobiya
Sep 09 (Jowhar)Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay muranka ka dhashay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya.
A gunman killed three Israelis on the border between Jordan and the West Bank
A tragic incident occurred on the border between Jordan and the West Bank, as a gunman opened fire and killed three Israelis. The attack took place near the Allenby Bridge crossing, a major border crossing between Jordan and the West Bank.
Nin hubeysan oo saddex Israa’iili ah ku dilay xadka Urdun iyo Daanta Galbeed
Sep 09 (Jowhar)-Masuu’liyiinta Isra’il ayaa Axaddii sheegay, in nin hubeysan oo u dhashay dalka Urdun uu saddex qof oo Isra’ili ah ku dilay Marinka Allanby ee ay dadka Urduniyiinta u yaqaannaan Buundada Boqor Xuseen oo ah marin isku xira…
Maxkamadda Ciidamadda oo xukuno dil iyo xabsi ah ku riday askar loo heysto dilka qof shacab ah
Sep 08 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla…
Egyptian Air Force Considers Chinese Fighter Jets
In recent years, the Egyptian Air Force has been looking to upgrade its fleet of fighter jets in order to maintain a competitive edge in the region. One of the options being considered by the Egyptian military is the purchase of Chinese…
Ciidanka Cirka Masar ayaa iibsanaya diyaaradaha dagaalka shiinaha si aay uga hortagaan F-35
Sep 08 (Jowhar)-Ciidamada Cirka ee Masar ayaa ka fiirsanaya suurtagalnimada in ay helaan diyaaradaha dagaalka ee Shiinaha J-10C iyo J-31 si ay u casriyeeyaan diyaaradahooda ayna u bedelaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka.
Soomaaliya iyo Itoobiya oo markale wadahadal ku saabsan xiisadda Badda ku yeelanaya Ankara
Sep 08 (Jowhar) dowladdaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa 17ka bishan markale isku arkaya magaalada Ankara ee dalka Tirkiga, iyagoo ka wada hadlaya damaca Itoobiya ee Baadigoobka biyo aysan xaq u laheyn.