Koofur Galbeed oo jab xooggan gaarsiisay Shabaab soo weeraray duleedka Baydhabo
Apr 17 (Jowhar) Shacabka reer Baydhabo ayaa saaka isugu soo baxay daawashada meydadka argagixisada ee saaka jabka culus lagu gaarsiiyay aagga deegaanka Daynuunaay, ciidanka Daraawiishta Koofur Galbeed iyo kuwa xoogga dalka ayaa cashar u…