Sida Itoobiya Saameyn Ugu Leedahay Soomaaliya
Sep 03 (Jowhar)-Xog Hoose ma ku siiyaa?,Waa haddii Sadarrada qoran keligood aanad akhrin ee dhexdooda aad kala bixi karto inta ku hoos qarsoonaan karta.
XOG: Labadda arrin ee sababta u ah kala gurashada Farmaajo iyi Fahad
Sep 02 (Jowhar)- Baaris aan saacadihii la soo dhaafay samaynay ayaa ku ogaanay in kala-gurashada Farmaajo iyo Fahad ay salka ku hayso laba arrimood:
Sirdoonka Somailand oo xabsiga dhigay Xildhibaan Maxamed Abiib
Sep 02 (Jowhar) Sirdoonka Somaliland ayaa garoonka Hargeysa ka qabtat Xildhibaan Max’ed Abiib, oo kasoo laabtay Imaaraatka Carabta, isagoo mudooyinkii u dambeeyey aad u mucaaradsanaa dhinaca Madaxweyne Biixi, mucaaradka oo baadigoobay ayaa…
Xasan Sheekh oo la kulmay madaxweyne kuxigeenada Jubaland iyo Galmudug
Sep 02 (Jowhar)-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo uu Weheliye Madaxweyne ku Xigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan Iyo qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamanka Fadraalka Somalia ayaa kulan la qatay…
Mudaaharaadyo iyo cadho ka dhalatay Dilkii maxaabiista ee Gaza
Sep 02 (Jowhar) Dadweynaha ayaa aad uga cadhooday kadib markii lix kale oo maxaabiis ah lagu dilay Qaza, taasi oo dhalisay mudaaharaadyo iyo shaqo joojin ay soo abaabuleen urur shaqaale oo dalkaasi ka dhacay. Maxaabiistan oo la sheegay in…
Outrage in Israel: Protests and Strike Sparked by Killing of Captives in Gaza
Sep 02 (Jowhar)-Israelis are in outrage after six more captives were killed in Gaza, sparking protests and a union-organized strike in the country. The captives, who were reportedly Israeli citizens, were killed by Hamas militants in Gaza,…
Jabuuti oo ku dhawaaqday iney Bad siineyso Itoobiya, si loo yareeyo xiisadda Soomaaliya
Sep 02 (Jowhar) Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra'iisal wasaare Aby Ahmed qaab cusub oo ay ku heli karaan galaangalka badeed ee…
Fahad Yaasiin iyo Farmaajo oo kala tagay
Sep 01 (Jowhar) Lataliyihio hore ee amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ku dhawaaqay ineh kala tageen madaxweynihii hore ee dalka Maxamed C/llaahi Fatmaajo.
Countering Abukar Arman: A Defense of President Hassan Sheekh’s Leadership
Sep 01 (Jowhar) The article in question offers a critical view of President Hassan Sheekh’s leadership, questioning his effectiveness in addressing Somalia's domestic challenges and external threats. It suggests that his rhetoric does not…
Israel oo heshay meydadka lix kamid ah maxaabiistii ay heysatay Xamaas
Sep 01 (Jowhar) Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamadeedu heleen maydadka lix la hayste oo gacanta ugu jiray ururka Xamaas Marinka Qasa.