Xildhibaanadii maanta taageeray Itoobiya oo lagu taliyey in xasaanada laga xayuubiyo
Aug 31(Jowhar)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. Mudane Bashiir Macallin Cali ayaa ka hadlay taageeradii gobolka Bakool looga muujiyey damaca guracan ee itoobiya ku dooneyso ineey ku qaadato badda Soomaaliya…
Madaxweyne Xasan oo xarunta Wasaarada Gaashaandhigga kula kulmay taliyaha ciidanka xoogga iyo madax…
Aug 31(Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Taliiska Ciidanka Xoogga Dalka kulammo kula qaatay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kulamadaas ayaa ku saabsanaa xoojinta amniga iyo xoreynta dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaahira Kula Kulmay Dhiggiisa Masar
Aug 31(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin…
Qaraxyo lagu weeraray suuqa weyn ee deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim
Aug 31(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xooggan oo qabsaday Suuqa weyn ee Xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim Degmada Garasbaaleey ee Gobolkaan Banaadir.
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay
Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala saxioxdeen bishii January ee sanadan.
Maxaa la gudboon Soomaaliya kadib hanjabaadii Taye Atskeselassie?
Aug 30(Jowhar)-ITOOBIYA DAGAAL AYAY QORSHAYSAY, Dalkeennu wuxuu marayaa meel kalaguur ah, halis xooggan ayuu wajahayaa taasoo gelin karta dagaal furan oo cawaaqib aan la mahadin ay ka dhalan karto, haddii aan tixgelinta uu mudan yahay la…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS
Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhexeysa labada dal ee deriska ah.
Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha
Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda, kaas oo lagu gubay…
Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay
Aug 29 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxa uu la kulmay ku xigeenka wakiilka gaarka ee ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobey ee Arrimaha Deegaanka iyo…
Ethiopian Troops Withdraw from Hiran Region: A Step Towards Stability in Somalia
Aug 29 (Jowhar)-Ethiopian troops have officially left the Hiran region after months of being deployed in the area. The troops were part of a contingent that was sent to support the Somali government in its fight against the Al-Shabaab…