Xamaas oo si cad u diiday xabad joojin ay soo jeedisay Israel
Apr 18(Jowhar) Xamaas ayaa si rasmi ah u diiday xabad joojintii ugu dambeysay ee Israel ay soo bandhigtay, waxayna sheegtay inay diyaar u tahay inay si degdeg ah uga wada xaajoodaan heshiis dhigaya in la sii daayo dhammaan la haystayaasha…