Dowladda Soomaaliya oo Deeq Waxbarasho siisay ardayda reer Sudan ee usoo qaxay Muqdisho
Oct 15 (Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa deeq waxbarasho siisay Ardayda reer Suudaan ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Qoysas u dhashay dalka Suudaan ayaa ku sugan Muqdisho, kuwaasoo ka soo barakacay colaadaha dalkooda ka socda.…