Kudhowaad 100 Shacab ah oo lagu dilay dalka Sudan
Aug 18(Jowhar)-Millatariga Sudan iyo dad goob-joogayaal ah ayaa Sabtidi sheegay, in malleeshiyo ka tirsan xoogagga dagaalka kula jira ciidamada Sudan ay cagta mariyeen tuulo ku taalla bartamaha Sudan, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 85…
Hassan Sheikh Debunks Claims of Money Deductions in EVC Transactions
Aug 16 (Jowhar) - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke today on several points about the situation in the country.
Xasan Sheekh:Dadweynow EVC la isku dirayo ayaa lacag laga goynayaa waa been
Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka.
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo gudbiyay mooshin culus
Aug 17(Jowhar)-Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa warqad ay u qoreen Guddoomiyaha Golaha Shacabka kaga codsaday in ajendaha kulanka soo socda ee baarlamaanka lagu daro dood ku saabsan cabashada sii kordheysa iyo mudaaharaadyada ka…
Mareykanka oo sheegay in la gaaray xiligii heshiis xabad joojin ah ka dhici leheyd Qaza
Aug 17(Jowhar)-Joe Biden ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay in heshiis xabad joojin ah Gaza laga gaaro.
Puntland oo dil toogasho ah ku fulisay 10 xubnood oo ka tirsan kooxaha argagixisada
Aug 17 (Jowhar)-Maamulka Puntland ayaa saaka dil toogasho ah, ku fuliyay 10 xubnood oo ay Maxkamaduhu kuheleen in ay geysteen dilal qorsheysan oo loo geystay haldoorka bulshada Puntland, kana dhacay magaalada Gaalkacyo.
Ciidamada Ukraine oo burburiyay buundo ku taal gudaha Ruushka
Aug 16 (Jowhar)–Ciidamada Ukraine ayaa burburiyay buundo muhiim u ahayd ciidamada Ruushka oo dul marta wabiga Seym, ee dalka Ruushka.
Maraykanka oo soo bandhigey hindise cusub oo xabad joojin ah dagaalka Qaza
Aug 16 (Jowhar)-Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen dhexdhexaadiyayaasha Qatar, Masar iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay in wadahadaladii ka dhacay magaalada Doxa ay ahaayeen kuwo miro dhal ah .
Golaha Ammaanka oo kordhiyay muddada Ciidamada ATMIS ay joogayaan Soomaaliya
Aug 16 (Jowhar)-Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay qaraar qabyo ah oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa…
What caused the Somali civil war?
Aug 15(Jowhar)-The Somali civil war, which started in the 1990s, has given birth to varied scholarly arguments about what caused it. Hassan Mudane surveys some of the literature.