A Once Proud Symbol: The Somali Embassy in Bonn Now on the Market
Aug 14(Jowhar)-Once a proud emblem of Somali sovereignty, the Somali Embassy in Bonn is now listed for sale at a price tag of €1,300,000 on European real estate websites. This development is stirring up controversy drawing attention to the…
Trump oo go’aan adag ka qaatay dadka sharci darada ku soo gala Mareykanka haddii uu guuleysto
Aug 13( Jowhar.com)-Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka muuqatay uu kula yeeshay Barta X Elon Musk.
Intense Battle Erupts Between Government Forces and Al-Shabaab Near Balcad District
At dawn today, a deadly confrontation erupted as Al-Shabaab insurgents launched a meticulously coordinated assault on the Raaxoy military outpost, nestled on the outskirts of the Balcad district in Middle Shabelle
Ethiopia’s Quest for Sea Access: A Risky Proposition for Somalia
Aug 13( Jowhar.com)-Following Eritrea’s secession in 1993, Ethiopia's landlocked status has posed significant economic and logistical challenges. Since then, the country has relied heavily on Djibouti for access to the sea, which handles…
Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad
Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka degmada Balcad gobolka Sh/dhexe.
Ciidamada Ukraine oo sheegtay in ilaa 1,000 KM gudaha ugu jiraan Ruushka
Aug 13 (Jowhar.com)-Taliyaha ugu sarreeya militariga Ukraine ayaa sheegay in ciidamadiisa ay hadda gacanta ku hayaan dhul gaaraya ilaa 1,000 kilomitir oo isku wareeg oo ka tirsan gobolka Kursk dalka Ruushka.
Xog: Qodobada la isku mari la’yahay wadahadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga
Aug 12( Jowhar.com)-Wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa meel adag maraya,kaasoo soo bilowday duhurnimadii maanta.
Xasan Sheekh iyo Paul Kagame oo ka wada hadlay caqabadaha dagaalka Argagixisada
Aug 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Rwanda Mudane Paul Kagame oo uu ka qeyb-galay caleemo-saarkiisa.
Wararkii u danbeeyay wadahadalada Soomaaliya iyo Itoobiya maanta uga furmaya Turkiga
Aug 12( Jowhar.com)-Wufuud ka kala socota dowladdaha Soomaliya iyo Itoobiya ayaa maanta u ballansan in ay ku kulmaan dalka Turkiga halkaas oo lagasii amba qaadi doono wadahadaladii u dhexeeya Soomaaliya Iyo Itoobiya, ee ku aaddanaa dejinta…
Hassan Sheikh and Erdogan discussed the maritime crisis and the resumption of talks
Aug 12 (Jowhar.com)-The President of the Federal Republic of Somalia Mr. Hassan Sheikh Mohamud spoke on the phone with the President of Turkey Mr. Recep Tayyip Erdoğan.