Maxbuuskii ugu mudada dheeraa xukunka ayaa u dabaaldegay sii deynta
Sep 30 (Jowhar)-Maxbuuskii ugu mudada dheeraa ee dilka lagu xukumay ayaa u mahad celiyay taageerayaashiisa oo ka caawiyay inuu gaaro "guul dhameystiran", kadib go'aankii maxkamada Japan todobaadkii hore ay ku burisay xukunkii dilka ahaa ee…
Longest-serving Death Row Inmate Celebrates Acquittal as a ‘Victory’
The longest-serving death row inmate in the world has expressed gratitude to his supporters for helping him achieve a "complete victory," following a Japanese court's decision last week to overturn his long-standing murder conviction.
Netanyahu Cautions Iran: No Area Beyond Israel’s Reach
Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu has issued a new warning to Iran, stating that there is no area in the Middle East that is beyond Israel's reach, especially amid ongoing strikes against Hezbollah in Lebanon.
Shirka Midowga Bangiyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Sep 30 (Jowhar)-Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha ahna Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Midowga Bangiyada dalka oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho.
Midowga Yurub oo Soomaaliya u balanqaaday deeq lacageed
Sep 30 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir muhiim ah waxa uu la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms. Karin Johansson iyo xubno ka tirsan Xafiiskeeda, iyada oo kulanka diiradda lagu saaray…
Israeli Airstrikes in Eastern Lebanon Result in 21 Deaths, Reports Health Ministry
Lebanon's health ministry has reported that Israeli air strikes have resulted in the deaths of 21 individuals in eastern Lebanon, an area that has faced a series of attacks for nearly a week.
Xildhibaan Maxamed Abiib oo dib u helay xorayadiisa
Sep 30 (Jowhar)-Somaliland ayaa goordhow xabsiga kasii saysay xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.
Austrian General Election Sees Victory for Far-Right Party
Austrian voters have given the far-right Freedom Party (FPO) its first-ever general election victory, as indicated by vote projections, highlighting the increasing support for right-wing parties across Europe, driven by concerns over…
Sucuudiga oo si lama-filaan ah uga hadlay duqeymaha Israel ee dalka Lubnaan
Sep 30 (Jowhar)Bayaan goor dhow ay soo saartay dowladda Sacuudiga, ayaa waxay ku sheegtay in Sacuudiga uu taageerayo Lubnaan, iyadoo dhanka kalana ku baaqday in la ilaaliyo "madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed" ee Lubnaan.
Kris Kristofferson, Iconic Singer-Songwriter, Passes Away at 88
US singer-songwriter Kris Kristofferson, an iconic figure in country music who famously appeared alongside Barbra Streisand in "A Star is Born," has passed away at 88, as confirmed by his family.