Israa’il oo duqeysay xarunta Kooxda Xisbullah ee magaalada Beirut
Sep 28 ( Jowhar)-Milateriga Israa'il ayaa sheegay inay duqeyn la beegsadeen xarunta dhexe ee Xisbullah oo ku taalla duleedka koonfureed ee Beirut, weerarkaas oo gilgilay caasimadda Lubnaan.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo la kulmay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
Sep 27 (Jowhar)Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kula kulmay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres.
Dowlada Masar oo ka caawineysa Soomaaliya horumarinta Magaalooyinka
Sep 27 (Jowhar) Wasiirka Howlaha Guud & Guriyeynta ee dowladda Masar, Injineer Sherif El-Sherbiny ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud, iyaga oo…
Biden Unveils $8 Billion Military Assistance Package for Ukraine
US President Joe Biden has declared over $8 billion in military aid for Ukraine to assist the nation in "winning this war" against Russia, following a visit from President Volodymyr Zelensky to announce this significant commitment.
Japan Acquits World’s Longest-Serving Death Row Inmate
The longest-serving death row inmate in the world has been acquitted by a Japanese court, over 50 years after his murder conviction in 1968.
The Shizuoka District Court determined that 88-year-old Iwao Hakamada was not guilty during a…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne Biden
Sep 27 (Jowhar)Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamsa Abdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Mareykanka, Mudane Joe Biden, intii lagu guda jiray shirka guud ee…
Ex-Defense Minister Ishiba Set to Become Japan’s Prime Minister
Former defence minister Shigeru Ishiba is set to become Japan's next prime minister after securing victory in the ruling party's leadership election, according to the official count.
Nine Family Members Die in Israeli Airstrike
Nine members of the same family have been killed in an Israeli airstrike. An Israeli strike at around 3 a.m. on Friday killed nine people from the same family in the southern Lebanese border-town of Shebaa, including four children, mayor…
Netanyahu Announces Ongoing Talks on Ceasefire Proposals
Israeli teams convened to discuss the U.S. ceasefire proposals with Lebanon and plan to continue their discussions in the coming days, Prime Minister Benjamin Netanyahu has stated, expressing gratitude for the U.S. efforts.
Israeli Forces Directed to Get Ready for Ground Offensive in Lebanon
The military chief of Israel informed troops that airstrikes in Lebanon would persist to dismantle Hezbollah infrastructure and prepare for a potential ground operation by Israeli forces.