Masar oo muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deeganada Somaliland
Sep 22 (Jowhar) Dowladda Masar ayaa muwaadiniinteeda uga digtay iney u safraan deegaanada Somaliland, xili ay cirka sii galeyso xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska Badda ee Somaliland.
Wasiirka Amniga oo gudoomiyay shir ku saabsan xakameynta hubka
Sep 22 (Jowhar) Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda DFS Cabdullaahi (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka sharci darrada ah, kaas oo khatar ku ah dalka.
Ra’iisul wasaare Xamze iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u duulay dalka Mareykanka
Sep 22 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay saaka magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay oo uu kaga qaybgalayo Kalfadhigga…
Xisbullah oo ka hadashay khasaaraha gantaalo ay ku duqeysay saldhigyada Israel
Sep 22 (Jowhar) Ururka Xisbullah ee dalka Lubnan ayaa sheegay in tiro gantaallo ah ay shalay ku weerartay saldhig millatari oo ku yaalla gunta Israel, maalin kaddib marki ay duqeyn cirka ah oo ay Isra’il ku garaacday caasimadda Beyrut ay ku…
Deni oo digniin culus u diray madaxweyne Xasan iyo madaxda dowlad goboleedyada
Sep 21 (Jowhar) Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka hadlayay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ugu baaqay Madaxweynaha JFS iyo kuwa Dowlad Goboleedyada inay ilaaliyaan wixii heshiiska lagu ahaa.
Wasiir Bangladesh oo $500 milyan oo hanti dowladda ku takrifaray
Sep 21 (Jowhar) Warka ku saabsan wasiir ka tirsan Bangladesh oo lacag ka badan 500 oo milyan oo dollar ku kharash gareeyay hanti qaali ah ayaa dad badan oo dalkaas ku nool ka yaabisay oo ka cadhaysiisay.
The Scandalous Excess: Bangladesh Minister’s $500 Million Luxury Property Spree
The news of a Bangladesh minister spending more than $500 million on luxury property has shocked and outraged many in the country. The minister in question, who has not been named, reportedly used government funds to purchase several…
Ruto oo Group-ka Whatsupka madaxtooyada ka saaray kuxigeenkiisa Rigathi Gachagua
Sep 21 (Jowhar) Madaxweyne kuxigeenka dalkaasi Kenya ayaa sheegay inuu jiro khilaaf xooggan oo u dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha.
Dowlada Soomaaliya oo cambaareysay hub Itoobiya ay geysay Puntland
Sep 20 ( Jowhar)War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa loogaga hadlay Shixnad Hub ah oo laga keenay Itoobiya lana soo geliyay soomaaliya gaar ahaan Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.
Xasan Sheekh: “Kala qeybsanaantuna Cadowga ayay fursad siineysaa”
Sep 20 ( Jowhar) Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Salaadda Jimcaha uga hadlay muhiimada midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka digay kala qaybinta ummadda.