Hay’adda Tayada oo Xafiis cusub ka furatay Garoonka Aadan Cadde
Sep 18 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Jibril Abdirashid Haji Abdi, oo ay wehliso Mareeyaha Guud ee hay'adda Tayo-dhawrka Soomaliyeed Marwo Haawo Ahmed Hassan.
Maxkamadda sare ee dalka oo diiday racfaankii uusoo qaatay Sayid Cali Macalin
Sep 18 (Jowhar) Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare.
Israel injured nearly 3000 members of Hezbollah in Lebanon
In a recent escalation of tensions between Israel and Hezbollah, nearly 3000 members of the militant group were injured in Lebanon. The conflict, which has been ongoing for decades, reached a boiling point as Israel launched airstrikes…
Wadaado Xer ahaa oo masjid dhexdiisa loogu toogtay aano qabiil darteed
Sep 18 (Jowhar) Wararka ka imanaya magaalada Wardheer ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in waaberigii hore saaka masaajid lagu dhex diley lix dhallinyaro wadaaddo xer ah, kuwaa oo u wada geeryoodey rasaas lagu furay.
Israel oo kudhowaad 3000 oo ka tirsan Xisbulah ku dhaawacday dalka Lubnan
Sep 18 (Jowhar) Wasaaradda caafimaadka Lubnan ayaa sheegtay in ugu yaraan 9 qof ay ku dhinteen in ka badan 2,800 oo kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay hal mar wada qarxeen aaladda pagers-ka oo ah qalab is gaar-siineed oo lagu wada…
Boqolaal ruux oo dhaawacyo ay ka soo gaareen qalabka Isgaarsiinta dalka Lubnaan
Sep 17 (Jowhar)-Inka badan toban ruux ayaa ku dhimatay ku dhawaad 2,750 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ay ku qarxeen qalab isgaarsiinta gacanta laga isticmaalo gudaha dalka Lubnaan.
Dowlada Soomaaliya oo ku biirtey Hay’adda Caalamiga ah ee Niyukliyerka
Sep 17 (Jowhar) Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68aad ee Hey’adda oo todobaadkan ka dhacay magaalada Vienna ee dalka Austria.
Aabbe carruur uu dhalay ay ku dhinteen weerarkii Liido oo lacag la guddoonsiiyay
Sep 17 (Jowhar)Guddiga Maaliyadda gurmadka Qaran oo kulan ku yeeshay xarunta dhexe ee hay'adda SoDMA, ayaa maanta deeq lacag dhan 20,000 oo dollar.
Rapper Sean ‘Diddy’ Combs Arrested After Altercation at NYC Nightclub
US rapper Sean ‘Diddy’ Combs was arrested in New York City earlier this week after allegedly getting into a physical altercation with a clubgoer. The incident took place at a popular nightclub in Manhattan, where Combs was hosting a private…
Dowladda Soomaaliya oo xanibaad saartay xildhibaano iyo saraakiil ku wajahnaa Baydhabo
Sep 17 (Jowhar) Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Adan Cadde lagu xanibay xildhibaano, Saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin ku wajahnaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.