Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda
Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Deni iyo Qoor qoor oo ku heshiiyay Afar qodob
Sep 13 (Jowhar) MAdaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Galmudug oo xalay shir aan caadi eheyn ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ka wada hadlay skaashiga dhanka amniga, nabadeynta iyo is-dhexgalka bulshada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo di ugu soo laabtay Muqdisho
Sep 13 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi
Sep 13 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas…
Escalating Tensions: Somalia and Ethiopia on the Brink of War
The tensions between Somalia and Ethiopia have escalated in recent days, with the government of Somalia declaring that it is ready for war with its neighbor.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kala hadlay Odayaasha Dhaqanka xiisada DFS iyo K/ Galbeed
Sep 12 (Jowhar)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay doorka ay dhaqanku ka qaateen…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney u diyaar garowday dagaal ay la gasho Itoobiya
Sep 12 (Jowhar) Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in haddii ay Itoobiya ay ku sii socoto dhaqangalinta Is afgaradkii Muuse Biixi ay ka dhigan tahay, dagaal iclaamin cad oo ay Soomaaliyana ka jawaabayso, iskana difaacayso…
Israel oo 34 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka fulisay magaalada Gaza
Sep 12 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay, in duqeyn ay ciidamada Israel ku garaaceen qeybo kala duwan oo ka tirsan Gaza Arbacadi lagu dilay, ugu yaraan 34 Falastiiniyiin ah.
Lafta-Gareen and Hamze are holding meetings in Baidoa
The town of Baidoa in Somalia has been a hub of activity recently, with two prominent figures holding meetings in the area. Lafta-Gareen and Hamze, both influential politicians in the region, have been meeting with community leaders and…
Lafta-Gareen iyo Xamze oo kulamo uga socdo magaalada Baydhabo
Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane…