Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay safiirka Talyaaniga Pier Mario Dacò Coppi
Sep 11 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi.
Jabuuti oo bedeshay Damaceedii ahaa iney Itoobiya wada siiso dekeda Tajuura
Sep 11 (Jowhar) Dowladda Jabuuti ayaa mar kale ka hadashay deked ay sheegtay inay ku yabooheyso dalka Itoobiya, dekeddaas oo ah dekedda Tajuura oo 100 km u jirta xadka Itoobiya.
Kamal Harris iyo Domald Trump oo yeeshay dood aad u adag
Sep 11 (Jowhar) Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii Talaadada yeeshay dood adag oo muhiim u ah ololaha doorashada madaxtinimada Mareykanka ee…
Doon ay saarnaayeen Muhaajiriin oo ku degtey xeebaha dalka Senegal
Sep 10 (Jowhar) Ugu yaraan 26 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni ay la socdeen dad tahriibayaal ah ay ku degtay xeebaha dalka Senegal.
Ra’iisul wasaare Xamze oo beri ku wajahan Baydhabo si uu u xaliyo tabashada K/Galbeed
Sep 10 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta berri ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Rw Xamze oo shaaciyay laba qodob oo adag ay Itoobiya dooneyso iney Badda ku qaadato
Sep 10 (Jowhar) Wasiirka Koowaad ee xukuumadda Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa maanta mar kale si kulul uga hadoay xiisadda Badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, taasoo wali aan xal loo helin.
Maxkamadda sare ee ciidamadda oo soo saartay Xukunka Xassan Laari iyo Kooxdiisa
Sep 10 (Jowhar) Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin iyo ku takrifal dhul dowladeed.
Ethiopian soldiers allegedly hold onto air terminals in Somalia’s Gedo area as pressures rise
Tensions are escalating in Somalia's Gedo region as Ethiopian soldiers are reportedly holding onto air terminals in the area. The soldiers are said to have taken control of the airports in the region, including the major airport in the town…
40 qof oo shacab ah oo saaka lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Qaza
Sep 10 (Jowhar) Adeegga gargaarka deg degga ah ee Gaza ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il aroornimadi hore ee Talaadada maanta ah ku bartilmaameedsadeen, teendhooyin ay ku noolyihiin dadka ku baracakay dagaalka Gaza…
The Complex Relationship Between Russia and Iran: Missile Supplies and Regional Tensions
Russia has branded Iran as an "important partner" amid reports of missile supplies being sent to the Middle Eastern country. The relationship between Russia and Iran has been a complex one, with both countries often seen as allies in…