Madaxweyne Xasan Sheekh oo xiisadda Itoobiya kala hadlay Josep Borrell
Sep 05 (Jowhar) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefonka kula hadlay madaxweyne ku-xigeenka Midoowga Yurub ahna madaxa arrimaha siyaasadda iyo amniga Josep Borrell, sida ay sheegtay Villa Somalia.
Booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Masar ee Turkiga
Sep 05 (Jowhar)-Tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi ayaa booqashadiisii ugu horreysay ku tagay dalka Turkiga. Booqashadan ayaa astaan taariikhi ah u ah xiriirka xumaaday ee u dhaxeeya labada…
Egyptian President’s Historic Visit to Turkey
In a significant diplomatic move, Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi made his first official visit to Turkey. The visit marked a historic moment in the strained relations between the two countries, which have been at odds for years.
Wararkii u danbeeyay khasaare ka dhashay madaafiic lagu weeraray aagga Xerada Xalane
Sep 05 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarahanka dhashay madaafoic aroortii hore ee saaka kusoo dhacday xaafado kudhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada ugu weyn ATMIS ee Xalane.
Toogasho ka dhacday Maraykanka oo lagu diley 4 ruux
Sep 04 (Jowhar)-Ugu yaraan afar qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen ku dhawaad 30 kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday dugsiga sare ee Apalachie ee ku yaalla magaalada Winder ee gobolka Georgia dalka Maraykanka.
Madaxweynaha Shiinaha oo kulan hordhac ah la qaatay madaxda Afrika ee ku sugan Beijing
Sep 04 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo agaasimay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
Xamse “Hal milyan oo Soomaali ah haddii ay nolosha caadiga ah ku soo laabtaan, lagana saaro barakaca…
Sep 04 (Jowhar) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday uu ka mid yahay caqabadaha ugu waaweyn ee dalka soo wajahaya tobannaankii sano ee la soo…
Diyaarado dagaal oo duqeeyay saldhigyo Shabaab ay ku leeyihiin Galgaduud iyo Sh.dhexe
Sep 04 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhinaca cirka ah oo lagu beegsaday saldhigyo Shabaab ay ku leeyihoin deegaano ka tirsan maamulada Hirshabelle iyo Galmudug.
Mareykanka oo dacwad culus kusoo oogay hoggaamiyaha Xamaas yaxya Sinwaar
Sep 04 (Jowhar) Waaxda Caddaaladda Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqday eedo danbiyeed oo ka dhan ah hoggaamiyaha Xamaas Yaxya Sinwaar iyo saraakiil kale, kuwaas oo lala xiriirnayo in ay ka danbeeyeen weerarkii todobadii October…
Xi Jinping Meets with President Ismail Omar Guelleh
On the morning of September 2, 2024, President Xi Jinping met with Djiboutian President Ismail Omar Guelleh, who is in China for the Beijing Summit of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC), at the Great Hall of the People in…