Qaraxyo lagu weeraray suuqa weyn ee deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim
Aug 31(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xooggan oo qabsaday Suuqa weyn ee Xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim Degmada Garasbaaleey ee Gobolkaan Banaadir.
Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo hadalo kul kulul hawada isu mariyay
Aug 31(Jowhar)-Weli waxaa sii xoogeysanaya xiisadda ku xeeran muranka ka dhashay heshiiskii Badda ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Ethiopia oo ay kala saxioxdeen bishii January ee sanadan.
Maxaa la gudboon Soomaaliya kadib hanjabaadii Taye Atskeselassie?
Aug 30(Jowhar)-ITOOBIYA DAGAAL AYAY QORSHAYSAY, Dalkeennu wuxuu marayaa meel kalaguur ah, halis xooggan ayuu wajahayaa taasoo gelin karta dagaal furan oo cawaaqib aan la mahadin ay ka dhalan karto, haddii aan tixgelinta uu mudan yahay la…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo weerar culus ku qaaday qaar kamid ah madaxda DFS
Aug 30(Jowhar)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiinta Soomaaliya “qaar” hadallo cadawtinimo ah iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhexeysa labada dal ee deriska ah.
Gobalka Banaadir oo ka digay dadka ka ganacsiga Maandooriyaha
Aug 30 (Jowhar)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Madaale ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed kusoo bandhigeen Maandooriyaal halis ku ah bulshada Caasimadda, kaas oo lagu gubay…
Cali Guudlaawe oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobay
Aug 29 (Jowhar)Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabadullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta waxa uu la kulmay ku xigeenka wakiilka gaarka ee ee Xoghayaha Guud, ahna Isku-duwaha Qaramada Midoobey ee Arrimaha Deegaanka iyo…
Ethiopian Troops Withdraw from Hiran Region: A Step Towards Stability in Somalia
Aug 29 (Jowhar)-Ethiopian troops have officially left the Hiran region after months of being deployed in the area. The troops were part of a contingent that was sent to support the Somali government in its fight against the Al-Shabaab…
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka baxay gobolka Hiiraan
Aug 29(Jowhar) Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiidka dagaalka ay isaga baxeen saldhigyo ay ku lahaayeen duleedka magaalada Beledweyne.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo dalka dib ugu soo laabtay
Aug 29 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii muddo labo bilood ah uu arrimo caafimaad darteed dalka uga maqnaa.
Enhancing Security: Egypt Sends Arms Shipment to Somalia in Support of Security Deal
Aug 29 (Jowhar)-Egypt has recently sent a shipment of arms to Somalia following a security deal between the two countries. The arms delivery is seen as a significant step in strengthening security cooperation between Egypt and Somalia, as…