Golaha Wasiirada oo meelmariyay heshiis u dhexeeyay Soomaaliya iyo Shiinaha
Aug 29(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee magacaabista…
Xuutiyiinta Yemen oo aqbashay in gurmad uu gaaro markab ku gubanaya Badda Cas
Aug 29(Jowhar)-Howlgalka Iran ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi sheegay, in kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ogolaatay in doonyo iyo maraakiib gurmad ah ay gaaraan, markab wada saliid ceyriin oo ku gubanaya Badda Cas, kaddib marki ay…
Ethiopia has expressed concern about the Egyptian troops brought to Somalia
Aug 28 (Jowhar) - Ethiopia has said that its national security is in danger, and the steps taken by the Egyptian military in Somalia are leading the region to an unstable stage.
Itoobiya oo walaac ka muujisay Ciidamadda Masar ay usoo wado Soomaaliya
Aug 28(Jowhar)-Itoobiya ayaa sheegtay in Amnigeeda Qaranka halis kujiro, Talaabooyinka imaanshaha Milateriga Masar ee Soomaaliyana ay gobalka u horseedayso marxalad aan daganaansho laheyn.
Maxkamadda Ciidamadda oo go’aan kasoo saartay Dil ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah
Aug 28(Jowhar)-Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska…
Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay xiisada ka taagan Ceerigaabo
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay xiisad colaadeed oo ka taagan magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Israel oo dagaal culus oo ka dhacay Gaza kusoo badbaadisay mid kamid ah laheystayaasheeda
Aug 28(Jowhar)-Falastiiniyiinta hadba dhinac ugu barakacayo Marinka Gaza ayaa isugu tagay dhinaca xeebta, xilli ay ciidamada Isra’ul sii wadaan dagaalka iyo duqeymaha Gaza gaar ahaan qeybaha koofurta iyo bartamaha oo ay Talaadadii shalay…
Bandhig Sawireed Iftiiminaya Waayaha Nolosha ee Caruurta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Matxafka…
Aug 27(Jowhar)-Bandhig sawireed xiiso leh oo lagu magacaabo “Dhaliy Baydhaby” oo lagu iftiiminayo waayaha carruurta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Matxafka Qaranka Soomaaliya. Munaasabaddan, oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen…
Dhaliy Baydhaby: Through Their Eyes – A Captivating Exhibition of Somali Children’s…
Aug 27(Jowhar)-Agroundbreaking photography exhibition, “Dhaliy Baydhaby: Through Their Eyes – Lived Experiences of Somali Children,” concluded today at the National Museum of Somalia. The exhibition hosted at the Somali National Museum, was…
Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Aug 27(Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.