Musharax Madaxweyne Liibaan Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyay CeelDheer
Aug 21 (Jowhar)-Musharax Madaxweynaha Galmudug Libaan Axmed Xasan ayaa gaaray degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Sanbaloolshe oo tagay goobtii saaka lagu laayay askar ka tirsan Ciidanka NISA
Aug 21(Jowhar)-Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa goordhow gaaray Xaafada Arbacow ee deegaanka Ceelasha Biyaha, kaddib markii halkaas ciidanka Nabadsugida ku fashiliyeen labo gaari oo qaraxyo laga soo buuxiyay oo la…
5 Askari oo ka tirsan NISA oo lagu dilay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Aug 21(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo saaka lagu weeraray bar kontrol oo ciidanka NISA ay ku leeyihiin deegaanka Tareedisho (KM13) oo ka tirsan degmada Kaxda.
Mucaaradka Israel oo Netanyahu ku cadaadinayo xabad joojinta Gaza
Aug 21(Jowhar)-Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil ayaa ku boorriyay Mr Netanyahu in uu oggolaado heshiis xabbad joojin ah oo deg deg ah oo laga gaaro Gaza ka hor inta aysan dhamaan la haystayaasha Israa’iil ee halkaasi ku sugan dhiman.
Haweeneydii ugu da’ada weyneyd caalamka oo geeriyootay
Aug 20 (Jowhar)-Maria Branyas Morera, oo u dhalatay dalka Maraykanka, oo la aaminsanaa inay tahay haweeneyda ugu da'da weyn caalamka ayaa geeriyootay iyadoo 117 sano jir ah.
Xamsa oo soo xiray madasha Magan ee falanqeynta Maalgashiga
Aug 20 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo xiray Madasha Magan, oo ah madal muhiim ah oo lagu falanqeynayo sida Dowladda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed isaga kaashan karaan…
Shir looga hadlayay Xasillinta deegaannada Hirshabelle oo lagu qabtay Muqdisho
Aug 20(Jowhar)-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ku saabsan xasillinta deegaannada Hirshabelle oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay duleedka Dhuusamareeb
Aug 20(Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Bidhaan-dheere oo hoostaga Magaalada Dhuusamareeb.
Biden oo si weyn u taageeray musharax Kamala Harris
Aug 20(Jowhar)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa xalay ka jeediyay furitaanka Shirweynaha Xisbiga Dimoqraadiga ee ka socda magaalada Chicago, khudbad qiiro laheyd oo lagu tiranayo mid ka mid ah kuwi ugu danbeeyay ee uu ku…
Somali Minister of Finance Resolves Challenges for Businessmen in Mogadishu
Aug 18 (Jowhar) - The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Mr. Bihi Iman Cigge, has announced that all the challenges proposed by Somali businessmen have been resolved after an important meeting that lasted several…