Mareykanka oo shaaciyay fursadii u danbeysay ee xalka colaada Gaza
Aug 19 (Jowhar)-Xoghayaha arrimaha debedda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in wadahadalada haatan socdaa inay yihiin isku daygii u dambeeyey ee la doonayo in heshiis xabbad-joojin ah lagaga gaadho dagaalka ka socda marinka Qaza ee…
Israel oo oo 29 qof oo caruur ku jirto ku dishay magaalada Gaza
Aug 19(Jowhar)-Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa.
Dowlada oo joojisay canshuurta laga qaado badeecadaha ka gudba koontaroolada Muqdisho
Aug 18(Jowhar)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudan Biixi Imaan Cigge ayaa shaaciyay in la xiliyay dhammaan caqabadihiii ay soo jeediyeen Ganacsatada Soomaaliyeed, kadib shir muhiim ah oo saacado qaatay…
Muxuu ka dhigan yahay talaabada ay Wasaaradda gaadiidka hoos ugu dhigtay qiimaha Leysinka?
Aug 18(Jowhar)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo saartay Habraac cusub oo wax badan ka badalaya qiimihii hore ee Laysinka Mootada uga bixijiray Darwaladda Gaadiidka Bajaajka ku shaqeysta.
Dowlada oo wax ka bedeshay lacagta Leesinka Moto Bajaajta
Aug 18(Jowhar)-Kulan ay yeesheen Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada e xukuumada Somaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray wax ka bedel lagu sameeyay qiimaha Leesinka Mooto Bajaajta ay ku qaataan darawalada.
Uganda oo Mareyka ka ka dalbatay in magdhaw laga siiyo ciidanka uga dhintay Soomaaliya
Aug 18(Jowhar)-Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda, Janaraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ka dalbaday dawladda Maraykanka ilaa 100 Bilyan oo Doollar oo magdhow u ah dhaqaalaha iyo khasaaraha nafeed ee ciidamada Uganda ka soo gaaray Soomaaliya…
Inviting the United States to Establish a Military Base at Zeila
The Federal Republic of Somalia faces a critical threat to its sovereignty posed by Ethiopia's aggressive territorial claims and military buildup.
Kudhowaad 100 Shacab ah oo lagu dilay dalka Sudan
Aug 18(Jowhar)-Millatariga Sudan iyo dad goob-joogayaal ah ayaa Sabtidi sheegay, in malleeshiyo ka tirsan xoogagga dagaalka kula jira ciidamada Sudan ay cagta mariyeen tuulo ku taalla bartamaha Sudan, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan 85…
Hassan Sheikh Debunks Claims of Money Deductions in EVC Transactions
Aug 16 (Jowhar) - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, spoke today on several points about the situation in the country.
Xasan Sheekh:Dadweynow EVC la isku dirayo ayaa lacag laga goynayaa waa been
Aug 16 (Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka.