Deni oo gudoomiyay kulan ku saabsan amniga magaalada Gaalkacyo
Aug 14(Jowhar)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Puntland ee gobolka Mudug.
Qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha Beledweyn oo sameystay ciidamo gaar ah
Aug 14 (Jowhar.com)-Dadka ku nool qaar kamid ah xaafadaha magaalada Beledweyn ayaa sameystay ciidamo Madani ah oo habeen kasta roondo ka sameeyay xaafadaha, si ay uga hortagaan burcadda falalka dhaca iyo dilka ah ka geysta xaafadahaasi.
Ilhan Cumar oo ku guuleysaty doorashadii adkeyd ee ka dhacday Minnesota
Aug 14 (Jowhar.com)-Ilhan Cumar oo ah mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka, ayaa marki afraad ku guuleysatay murashaxnimada kursiga ay ku matasho degmada shanaad ee gobolka Minnesota ee xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Qaahira
Aug 13 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday
Aug 13 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya dalka Turkiga ayaa sheegaya in Wada hadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya lagu kala kacay ka dib markii laysla fahmi waayey qodobadii laysku hayey.
A Once Proud Symbol: The Somali Embassy in Bonn Now on the Market
Aug 14(Jowhar)-Once a proud emblem of Somali sovereignty, the Somali Embassy in Bonn is now listed for sale at a price tag of €1,300,000 on European real estate websites. This development is stirring up controversy drawing attention to the…
Trump oo go’aan adag ka qaatay dadka sharci darada ku soo gala Mareykanka haddii uu guuleysto
Aug 13( Jowhar.com)-Donald Trump ayaa ka hadlay soo galootiga sharci darrada ah iyo isku dayga dil ee isaga ka dhanka ah mar uu wada hadal shucuur ka muuqatay uu kula yeeshay Barta X Elon Musk.
Intense Battle Erupts Between Government Forces and Al-Shabaab Near Balcad District
At dawn today, a deadly confrontation erupted as Al-Shabaab insurgents launched a meticulously coordinated assault on the Raaxoy military outpost, nestled on the outskirts of the Balcad district in Middle Shabelle
Ethiopia’s Quest for Sea Access: A Risky Proposition for Somalia
Aug 13( Jowhar.com)-Following Eritrea’s secession in 1993, Ethiopia's landlocked status has posed significant economic and logistical challenges. Since then, the country has relied heavily on Djibouti for access to the sea, which handles…
Ciidamada dowlada iyo Alshabaab oo dagaal ku dhex maray duleedka degmada Balcad
Aug 13( Jowhar.com)-Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa saaka waaberigii kooxda Alshabaab waxaa ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Raaxoy ee duleedka degmada Balcad gobolka Sh/dhexe.