Dowladda ku meel gaarka ah ee Bangladesh oo maanta la dhaarinayo
Aug 08( Jowhar.com)-Maanta oo Khamis ah ayaa lagu wadaa in xilka loo dhaariyo madaxda dowladda ku meel gaarka ah ee maamuli doonta dalka Bangladesh, kaddib marki ay Axaddii hore dhacday dowladdii Sheekh Xasina, ee dalkaasi maamuleysay…
Egyptian government is sending troops to Somalia
Aug 07 (Jowhar.com) - Egypt is sending troops to Somalia to be part of the new operation of the African Union, which replaces the ATMIS operation in Somalia, the African Union announced.
Approval of Somalia’s Labor Law by People’s Assembly of BJFS Marks Significant Progress
The members of the People's Assembly of BJFS which held a meeting today approved the draft law of Somalia's labor law.This initiative was approved by 138 MPs, four MPs opposed it while one MP remained silent.
Wasiir Fiqi oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Ururka Dowladaha Islaamka
Aug 07 ( Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada Jiddah ee dalka boqortooyada Sucuudiga kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee ururka dowladaha Islaamka mudane Xuseen Ibraahim Daaha, waxaana…
Dowladda Masar oo ciidamo usoo direysa Soomaaliya
Aug 07 ( Jowhar.com)-Masar ayaa ciidamo u soo diraysa Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, kaas oo beddelaya hawlgalkii ATMIS ee Somalia, sidaas waxaa shaaciyay Midowga Afrika.
Hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada oo la ansixiyay
Aug 07 ( Jowhar.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka xeerka shaqada Soomaaliya.
Xildhibaan Xasan Yare oo 6 Neef oo Geel ah ku wareejiyay Guutada Birjeex
Aug 07 (Jowhar.com)-Xildhibaan Xasan Yare oo kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer dhiirigelin ah ku tagay jiidda hore ee deegaanada Buulo Xaaji iyo Cabdalla-Biroole.
Labo Nin oo walaalo ahaa oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Aug 07 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare culus geystay oo ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Oodan oo ku yaala bariga gobolka Galgaduud, kaasoo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh sababay.
Muhammad Yunis who will lead an interim government in Bangladesh
Aug 06 (Jowhar.com)-Muhammad Yunus will become the head of the interim government in Bangladesh after the former Prime Minister Sheikh Hasina resigned and fled the country mass protests against her rule led by students.
Hamas elected Yahya Sinwar as their new leader
Aug 06 (Jowhar.com) - Hamas said it has chosen Yahya Sinwar as the new leader of its political office, after the killing of Ismail Haniyeh in Tehran on July 31.