Mareykanka oo $1 Bilyan oo deyn ah ka cafiyay Soomaaliya
Nov 05 (Jowhar)-Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa si wadajir ah loogu saxiixay heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay in ka badan $1 Bilyan oo Dollar Mareykanka ah. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya…