War Deg-deg ah; Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho
Aug 02 (Jowhar.com)-Qarax xoog leh iyo rasaas ayaa laga maqlay hotel xeebta Liido ee magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya.
Meydka Hoggaamiyihii Xamaas Hanniyah oo lagu aasay Dooxa
Aug 02 (Jowhar.com)-Meydka hoggaamiyihii hore ee ururka Xamaas ismaaciil Haniyah iyo mid ka mida ilaaladiisa oo u geeriyooday gantaal ku dhacay guri uu kaga sugnaa magaalada Tehran ee caasimadda Iiraan.ayaa lagu aasay maanta magaalada Dooxa…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo Itoobiya u tagaya xalinta Xiisada Badda Soomaaliya
Aug 02 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maalinta berri booqasho ku tagaya dalka Itoobiya, isagoo la kulmi doona Wasiirka Arrimaha Dibadda Taye Atkse Selassie iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.
Hassan Sheikhl; “The unity of Somalis depends on the unity of scholars”
Aug 01 (Jowhar.com) - The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, who honored the scholars who attended the Second Conference of Somali Scholars at a dinner.
Russia and the West exchanged 24 prisoners
Aug 01 (Jowhar.com) - The largest exchange of prisoners between Russia and the West since the Cold War took place today, with 24 people exchanged.
Xasan Sheekhl;”Midnimada Soomaaliyeed waxay ku xiran tahay Midnimada Culumada”
Aug 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumaa'udiinka ka qayb galay Shirweynaha Labaad ee Culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa soo dhoweeyay
Ruushka iyo Reer Galbeedka oo is weydaarsaday 24 maxbuus
Aug 01 (Jowhar.com)-Maxaabiistii ugu badneyd ee ay isweydaarsadaan Ruushka iyo reer galbeedka tan iyo dagaalkii qaboobaa ayaa dhacay maanta, iyadoo 24 qof la isku weydaarsaday.
Shirweynaha Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo la soo gabagabeeyay
Aug 01 (Jowhar.com)-Shirweynaha labaad ee culimada Soomaaliyeed oo looga hadlayey midnimada culimada,oo ka socday magaalada Muqdisho ayna ka soo qeybgaleen culuumaa'udiin dalka iyo dibbada ka kala yimid ayaa si rasmi ah loo soo…
Short-Term Dialogue Meeting Facilitator and Documentation Consultant
The Position: Short-time facilitator meeting forum at BRA.
Contract type. Individual short-time facilitator.
Submission deadline: 1st August 2024- 10th August 2024.
The State-building and Reconciliation Support Program (SRSP) is a…
Ra’iisul wasaare Xamze oo gudoomiyay shirkii Golaha wasiirada Soomaaliya
Aug 01 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta Qandaraasyada iyo Heshiis Is-afgarad oo ku saabsan…