Kudhowaad 100 qof oo ku dhintay daadad xoog badan oo ku dhuftay dalka Spain
Oct 31 (Jowhar)-Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhintay daadadkii ugu dhimashada badnaa ee ku dhuftay Spain taariikhdeedan casriga ah, ka dib markii roobab mahiigaan ah ay ka da’een gobolka bari ee Valencia.Maamulka Valencia ayaa sheegay, in!--more-->…