Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ku kulmay Riyaad
Oct 28 (Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal Bin Farxaan.!--more-->…