Siyaasiyiin waaweyn oo cambaareysay xariga Weriye Cali nuur Salaad
Jul 22 ( Jowhar.com)-Siyaasiyiin waaweyn oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed,Ra'iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa cambaareeyay xariga weriye Cali Nuur…
PM Hamsa opened the conference of Somalis abroad in Qatar
July 22 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamsa Abdi Barre, officially opened the Somali Diaspora Conference which opened today in the city of Dosha in the country of our brothers Qatar.
The government of Somalia said that it has killed about 100 terrorists
Jul 22 (Jowhar.com) - The government of Somalia has presented the damage caused by the terrorists in the battles that took place this morning in the areas of Bulo Haji, Bar Sangouni and Harboole in the Lower Jubba region.
Booliska oo xabsiga dhigey Weriye Cali Nuur Salaad
Ciidamada Booliska gobolka Banaadir ayaa xirey weriye Cali Nuur Salaad oo ah weriye caan ah iyadoo lagu xirey saldhigga Booliska degmada Waaberi.
RW Xamze oo shirka Qurba joogta Soomaaliyeed ka furay dalka Qatar
Jul 22 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Dooxa ee dalka aan walaalaha nahay…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kudhowaad 100 Shabaab ah ku dishay dagaaladii Jubbada Hoose
Jul 22 (Jowhar.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay khasaaraha Shabaab ay ku gaareiiyay dagaalo saaka ka dhacay deegaannada Buulo Xaaji, Baar Sanguuni iyo Harboole ee gobalka Jubbada Hoose.
Madaxda Caalamka oo siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii Joe Biden
Jul 22 (Jowhar.com)-Qaar ka mid ah hogaamiyaasha caalamka ayaa ka fal-celiyay ka haristi uu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ka haray musharraxnimada xisbiga dimoqraadiga ee tartanka doorashada madaxtinimada bisha November.
The latest news about the war between government forces and terrorists in Jubaland
Jul 22 (Jowhar.com) - The news from the Lower Juba region says that this morning the terrorists attacked the places where the forces of the country of Somalia were, in an area called Harboole near Afmadow district.
Wararkii u danbeeyay dagaal ciidamadda dowladda iyo Shabaab ku dhexmaray Jubaland
Jul 22 (Jowhar.com)-Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Al-Shabaab saaka weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaarahaan deegaan lagu magacaabo Harboole oo u dhow degmada Afmadow.
Joe Biden Left Out of the US Election Race
In a shocking turn of events, former Vice President Joe Biden has been left out of the race for the United States presidency. Biden, who was considered a front-runner in the Democratic primary race, failed to secure the necessary number of…