China’s Sub-Launched DEWs Threaten Elon Musk’s Starlink Satellites
Research recently conducted by China’s People Liberation Army (PLA) scientists has claimed that PLA submarines equipped with laser weapons would be able to destroy SpaceX’s Starlink satellites if China’s security was in jeopardy.
Joe Biden oo ka haray tartanka doorashada Maraykanka
July 21 ( Jowhar.com)- Madaxweyne Joe Biden ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada madaxtinimada dalka Maraykanka uuna sheegay taageerayo madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris.
Prime Minister Hamsa flew to Qatar
July 21 (Jowhar.com) - The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamsa Abdi Barre and his delegation left this afternoon for the city of Dosha in Qatar.
Ra’iisul wasaare Xamsa oo u duulay dalka Qatar
Jul 21(Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Serious Discussion on Illegal Weapons in Somali Parliament Meeting Tomorrow
July 21 (Jowhar.com) - The members of the People's Assembly of the Somali Parliament will have a serious discussion tomorrow Monday on the illegal weapons that were recently brought into Abudwak city, which came from the border point of…
Donald Trump Returns to Campaign Trail After Surviving Assassination Attempt
Jul 21 (Jowhar.com) - The former president of the United States, Donald Trump, returned to the election campaign on Saturday, one week after he survived an assassination attempt while giving a speech to his supporters in Pennsylvania.
Baarlamaanka oo beri dood adag ka yeelanayo hubkii shacabka Cabudwaaq u gacan galay
Jul 21 (Jowhar.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinimada beri oo Isniin ah dood adag ka yeelanayo hubkii sharci darada ahaa ee dhawaan lasoo galiyay magaalada Cabudwaaq, kaasoo ka yimid dhibaca xadka…
Donald Trump oo dib u bilaabay ololihiisa doorashada kadib isku daygii dil uu ka badbaaday
Jul 21 (Jowhar.com)-Madaxweynihi hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa Sabtidi shalay dib ugu soo laabtay ololaha doorashada, hal todobaad kaddib marki uu ka badbaaday isku-day dil xilli uu khudbad u jeedinayay taageerayaashiisa gobolka…
Members of the People’s Assembly debated the Labor Code today
Jul 20 (Jowhar.com) - The members of the BJFS House of Representatives, which was the fifth session, was chaired by the Speaker of the House of Representatives, Mr. Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe.
Israil oo markii ugu horeysay duqeysay Xuutiyiinta Yemen
Jul 20 ( Jowhar.com)-Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ku qaaday Xuutiyiinta Yemen, maalin kaddib markii diyaarad aan duuliye lahayn ay Xuutiyiintu ku duqeeyeen magaalada Tel Aviv. Duqeymaha ayaa fiidnimadii caawa lagu garaacay dekedda…