Wararkii u danbeeyay khasaaraha weerar Israel ay ku qaaday magaalada Beyrut
Oct 21 (Jowhar)-Isra’il ayaa xalay duqeymo culus ku bartilmaameedsaday qeybo ka mid ah magaalada Beyrut ee caasimadda Lubnan, waxyar kaddib marki ay ku dhawaaqday Axaddi shalay in ay beegsan doonto garabka maaliyadda ee Xisbullah.!--more-->…