Kaaliye Maxkamadeed oo lagu diley magaalada Garowe

Mid ka mid ah kalaiyaasha maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Puntland ayaa lagu diley magaalada Garowe.Kaaliyahan oo magaciisa lagu sheegay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi Jaamuus ayaa lagu diley gurigiisa hortiisa xalay iyadoo

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More