Taliye Shub oo qaaday talaabo culus kadib weerarkii gudaha Xabsiga Dhexe
jul 14(Jowhar.com)-Taliyaba ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan (Taliye Shub) ayaa qaaday talaabooyin deg deg ah maalin kadib weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe.
Booliska Kenya oo qabtay nin diley 42 haween ah
Jul 15 (Jowhar.com)-Booliiska dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay nin lagu eedeeyay dilka haween badan oo Kenyan ah, dilkan ayaana dhacay sannado iyo bilo kala duwan, waxaana horey loo aqoonsan waayay dilaaga haweenkaasi badan dilay.
RW Xamze “Dalkan Soomaaliya ayaa la yiraahdaa waxaana matasha DFS”
Jul 15 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in jid dheer loo soo maray dib-u-casriyeynta iyo hayaanka horumarinta hannaanka maaliyadda dalka oo maanta 10-sano jirsaday.
Madaxweynaha cusub ee Iran oo ku dhawaaqay hadal ka careysiiyay Israel
jul 14(Jowhar.com)-Madaxweynaha la doortay ee Iran Masoud Pezeshkian ayaa u xaqiijiyay Ismail Haniyeh, madaxa xafiiska siyaasada ee Xamaas, in "arrinta Falastiin" ay noqon doonto mudnaanta dowladiisa, sida lagu daabacay Shabakadda One TV ee…
Shirka Horumarinta Qaranka oo looga hadlay mideynta dadaallada horumarineed
Shirka Madasha Wadatashiga Golaha Horumarinta Qaranka (National Development Council) ayaa shalay oo Axad ah lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Premier Bank oo adeeg cusub maanta daahfurtay
Premier Payment Gateway oo ka shidaal qaadanaya taageerada Mastercard Payment Gateway Services (MPGS) ayaa ganacsiyada Soomaaliyeed u fududeynaya in ay badeecadooda ku iibiyaan Internetka oo gaarsiiyaan macaamiil cusub oo dunida oo dhan ah.
Somali National Union of Teachers Protests Ministry’s Decision to Replace Teachers
In a dramatic turn of events, over 100 members of the Somali National Union of Teachers (SNUT), affiliated with the Somali Congress of Trade Unions (SOCOTU), staged a vigorous demonstration today against the Ministry of Education. The…
Booliska Muqdisho oo shaaciyay khasaaraha weerarkii xalay lagu qaaday maqaayada Top Coffee
Jul 15 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaaa weerar xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.
Madaxweyne El-Sisi Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomaya Danjire Awaare
Jul 14 (jowhar.com)-Madaxweyne dowladda Masar Mudane Abdel Fattah El-Sisi ayaa s rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo uga guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire…
Xoghayaha gudoomiye kuxigeenka 2aad ee golaha shacabka oo lagu weeraray magaalada Muqdisho
Feb 11 (Jowhar)Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ka dhacay degmada Xamar Jajab ee bartamaha magaalada Muqdisho.