Dec 22(Jowhar)Weriye Cawil Daahir Salaad oo ka tirsanaa Telefishinka Universal ayaa ku dhintay qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan shaqaalaha Universal ee Muqdisho oo maydkiisa arkay.
Sidoo kale…
Aug 06(Jowhar) Kaddib sanado xasillooni la’aan ah, Somalia waxay weli muquuranaysaa khilaafaad, iyadoo ay culays ku hayaan weerarro ay ka dambeeyaan kooxaha gaysta cunfi xag-jirnimo ku salaysan sida kooxda Al-Shabaab ee xiriirka la leh…