Maxkamadda sare ee Kenya oo diidday codsi ay u direen qareennada madaxweyne kuxigeenka
Oct 16 (Jowhar)-Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa talaadadii shalay diidday codsi ay qareennada madaxweyne ku xigeenka Kenya ku doonayeen in golaha senate-ka laga joojiyo ka doodista mooshin xil ka qaadis ah oo ka dhan ah isaga kadib…