Mareykanka oo xiray nin taageersanaa kooxda Daacish
Oct 09 (Jowhar)-Hey’adda FBI-da Marykanka ayaa sheegtay Talaadadii shalay, inay soo xirtay nin u dhashay dalka Afgaanistaan oo ay saraakiishu sheegeen in uu taageersanyahay Ururka Daacish.Ninkan ayay FBI-du sheegtay in uu qorsheynayay!--more-->…