Hogaamiyaha Sare ee Iran oo u dalacsiiyey Taliyaha IRGC weerarkii Israa’iil
Oct 06 (Jowhar)-Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa dhawaan u dalacsiiyey taliyaha ugu sareeya ciidamada ilaalada kacaanka islaamiga ah ee loo soo gaabiyo (IRGC) doorka uu ka qaatay weerarkii dhawaan lagu qaaday…