Trump ayaa lagu wadaa inuu booqdo goobti lagu khaarijin rabay
Oct 05 (Jowhar)-Donald Trump ayaa isku diyaarinaya in uu dib ugu laabto magaalada yar ee Pennsylvania halkaas oo isku day dil lagu doonayay in lagu khaarijiyo xili uu socday isu soo bax ay ka soo qayb galeen kumanaan taageerayaashiisa ah.!--more-->…