Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho iyo Deni oo ka maqan
Oct 02 (Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada dalka oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka…