Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo la kulmay Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
Sep 27 (Jowhar)Ra’iisul Wsaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa kula kulmay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres.Ra’iisul Wasaaraha iyo!--more-->…