Madaxweyne Xasan Sheekh ma wuxuu xiray albaabkii wada hadalka Puntland?
Sep 26 (Jowhar)-Maalmo kadib markii uu Madaxweyne Saciid Deni ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay wadahadal uu la galo dowladda Federaalka ah, ayaa Villa Somalia oo aan wax jawaab ah ka bixin, waxay qaaday tallaabooyin is xigxiga oo lagu…