CC Warsame ” Hanjabaada madaxweynaha ee guryaha la isku weerarayo waa saansaan halisteeda…
Sep 25 (Jowhar)Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan ee ahaa in hubka dhigis laga bilaabi doono magaalada Muqdisho oo siyaasiyiinta aan loo ogoleyn iney hub ku dhex heystaab guryahooda.!--more-->…