Madaxweyne Biden oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Amb. Daahir Carab
Sep 20 (Jowhar) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Mareykanka Amb. Daahir Xasan Carab.Danjire Carab ayaa sheegay, in madaxweyne Biden uu kala hadlay!--more-->…