Israel oo 16 Falastiiniyiin ah ku dishay magaalada Qaza
Sep 17 (Jowhar) Saraakiisha caafimaadka Falastin ayaa sheegay, in ugu yaraan 16 qof lagu dilay duqeyn ay ciidamada Isra’il Isniinti ku garaaceen Marinka Gaza, iyada oo dadka la dilay ay ku jiraan shan dumar ah iyo afar carruur ah.!--more-->…