Kudhowaad 20 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay degmada Kaxda
Sep 13 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qaraxyo culus oo maqribnimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.Qaraxyada oo ilaa iyo Saddex ahaa ayaa ahaa Miino la galiyay dalcada degmada!--more-->…