Liibiya oo burburisay shabakad dadka tabriibin jirtay
Sep 01 (Jowhar) Dowladda Liibiya ayaa sheegtay Sabtidi in ay burburisay shabakad dadka tahriibisa oo ka dhisneyd dhinaca Koonfur-galbeed ee dalkaas, iyada oo la xiray xubno ka tirsan kooxdaas sida uu bayaan uu soo dhigay bogga Facebook ku…