Wasaaradda waxbarashada oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Aug 27(Jowhar)-Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.Kaalinta 1'aad waxaa galay 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝!--more-->…