Israel oo duqeymo culus la beegsatay saldhigyo ay leedahay Xisbullah
Aug 25(Jowhar)-Israa'iil ayaa duqeymo cirka ah ka fulisay koonfurta Lubnaan subaxnimadii hore ee Saaka, taasoo ay ku sheegtay ‘weerar qorshaysan’ oo ay ku qaadday Xisbullah.Xusbullah ayaa ku jawaabtay in ay soo rideen boqollaal!--more-->…