Shirkada Ethiopian Airline oo aqbashay dalab kaga yimid Dowlada Soomaaliya
Aug 23(Jowhar)- Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airline ayaa aqbashay in ay bedesho bogeeda tigidhada oo hore ugu qornaa Hargeysa kuna darto Somalia sida ay ka dalabtay dowlada Soomaaliya.Qoraal ka soo baxay shirkadda Itoobiya soo!--more-->…