Golaha Wasiirrada Oo xalay Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Canshuuraha Iyo Dakhliga Dalka
Aug 22(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay yeelatau kulan uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo saaray Qaraar…