Dowladda ku meel gaarka ah ee Bangladesh oo maanta la dhaarinayo
Aug 08( Jowhar.com)-Maanta oo Khamis ah ayaa lagu wadaa in xilka loo dhaariyo madaxda dowladda ku meel gaarka ah ee maamuli doonta dalka Bangladesh, kaddib marki ay Axaddii hore dhacday dowladdii Sheekh Xasina, ee dalkaasi maamuleysay…