Xamaas oo u dooratay Yahya Sinwar Hoggaamiyahooda cusub
Aug 06 (Jowhar.com)-Xamaas ayaa sheegtay inay u dooratay Yahya Sinwar inuu noqdo hoggaamiyaha cusub ee xafiiskooda siyaasadda,kadib dilkii Ismail Haniyeh ee Tehran lagu dilay July 31.Sinwar, oo 61 jir ah, ayaa Israa'iil u aragta!--more-->…