Xildhibaan Xasan Yare oo 6 Neef oo Geel ah ku wareejiyay Guutada Birjeex
Aug 07 (Jowhar.com)-Xildhibaan Xasan Yare oo kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer dhiirigelin ah ku tagay jiidda hore ee deegaanada Buulo Xaaji iyo Cabdalla-Biroole.Xildhibaanka ayaa ku boggaadiyay Guutada!--more-->…